DEG DEG: Dagaal xoogan oo caawa ka qarxay Laascaanood iyo korontada oo la demiyey

Dagaal ayaa la soo sheegayaa inuu caawa ka qarxay Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool kaasoo u dhexeeya Ciidamada Somaliland iyo shacab hubeysan. Dagaalkan oo la isku adeegsanayo hub noocyo kala duwan leh ayaa daba socda dibad baxyadii rabshadaha watay ee ka socday magaalada maalmihii la soo dhaafay. Daryanka rasaas xoog leh oo la isku adeegsanayio … Continue reading DEG DEG: Dagaal xoogan oo caawa ka qarxay Laascaanood iyo korontada oo la demiyey